Xildhibaan Rayte Oo Ka Hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool
May 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay ismarin waaga Xisbiyada ee salka ku haya Doorashada iyo Komishanka, waxaanu xusay inay Xisbiyadu xal iyo heshiis ka gaadhi karaan waxay isku hayaan ee looga baahan yahay inay isku tanaasulaan, oo miiska wada hadalka dib ugu soo laabtaan.