berberatoday.com
Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland
May 28, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xoriyadooda u celisay qaar ka mid ah maxaabiistii maamulka Puntland lagaga qabsaday dagaaladii ugu dambeeyey.

Madaxweynaha somaliland ayaa fuliyey balanqaadkaas oo uu ku soo bandhigay khudbadii uu jeediyey xuska 18-ka May, iyada oo maantana si rasmi ah loo fuliyey.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey

1) Cabdi-naasir Cismaan Cali

2) Cabdi-nuur Maxamed Cabdulle

3) Maxamed Siciid Yuusuf

4) Cali Faarax Aadan

5) Maxamed Cabdi Caynab

6) Cabdi-xaafid Cabdillaahi Xalane

7) Xuseen Siciid Warsame

8) Cabdi-naasir Maxamed Nuur

9) Maxamed Abshir Aadan

10) Ibraahin Xasan Salaad

11) Axmed Maxamed Axmed

12) Siciid Ducaale Cali

13) Mahad Nuur Cali

14) Faarax Maxamed Cabdi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews