Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Kamid Ahaa Culimada Dalka!
May 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Alle ha unaxariistii xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay sheikh cabdilaahi cabdi cali oday oo kamid ahaa culimada reer Somaliland oo xalay niskii danbe ku geeriyooday hargaysa.
