Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Madaxtoyada Mid Cusub-na Magacaabey
May 30, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka madaxtooyada Somaliland Dhamme, Axmed Jaamac Ducaale (Alyoos) .
Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaabey Gashaanle Maxamed Shabcaan Cali