Warbixin Shaacisay In Somaliland ka Nabadgelyo Badan Tahay London!
May 30, 2019 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Warbixin ay baahisay laanta af Ingiriisiga ee dunida la hadasha ee Idaacadda BBC-da, ayaa lagu sheegay in Boqolaal Dhallinyarro ah oo Ingiriiska u dhashay la geeyo dalalka Geeska Afrika si ay uga badbaadaan faldambiyeedyada Mindiyaha lagu galo oo ku soo batay Ingriiska.
