berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waddani Oo Ka Hadley Ciidamadii Somaliland Ka Goostey
June 2, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xussen Cabdi ayaa waxaa uu si adag u cambaareyey xadhiga ay xukuumadu muddo bil ka badan ay wali xabsiga ugu sii hayso gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbigaasi Maxamed Sadiiq , waxaana uu sheegay in gudoomiyuhu ku xidhan yahay sharci daro

Sidoo kale xoghayaha ayaa waxaa uu  ka Hadley isla markaana uu nasiib daro ku tilmaamay in ciidamo Somaliland ka goostaan isla markaana ay ku biiran maamulka Puntland , waxaana uu xukuumada ugu baaqay inay faahfaahin dadka qanciya ay ka bixiso arimaha sababtey arintaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews