berberatoday.com
Kooxda Liverpool Oo Ku Guuleysatay UEFA Champions League Iyo Tottenham Hotspur OO Guuldaro Loo Xambaariyay
June 2, 2019 - Written by admin

Madrid(BErberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Champions League kaddib markii ay 2-0 ku garaaceen caawa kulankii Final-ka ahaa naadiga Tottenham.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineesay kooxda Liverpool.

Daqiiqadii 2-aad ee bilawgii ciyaarta Maxamed Saalax ayaa dhaliyay gool rigoore ah wuxuuna dheesha ka dhigay 1-0.

Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta labadda kooxood Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa sameeyay qaab ciyaareed aad loogu riyaaqay, waxayna labada kooxood ku dhawaadeen inay goolal iska dhaliyaan.

Laakiin daqiiqadii 87-aad Divock Origi ayaa niyadjab weyn ku riday taageerayaasha kooxda Tottenham, kaddib markii uu ciyaarta ka dhigay 2-0, kaddib caawin uu ka helay Joel Matip.

Ugu dambeyntii kooxda Liverpool ayaa sidaas guul weyn ee 2-0 ah kaga gaartay naadiga Tottenham Hotspur, waxayna gacanta ku dhigtay koobka tartanka xiisaha badan ee Champions League.

 

 

 

Source Gool FM

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews