berberatoday.com
“Waa maalintii Iigu Farxada Badaneyd Nolosheyda Waxaan Umahadcelinayaa Ciyaartoyda, Wey Uqalmeen Ku Guuleysiga Champions League”Jurgen Klopp
June 2, 2019 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa la hadlay saxaafada, kaddib markii ay ku guuleysteen xilli ciyaareedkan 2018-2019 koobka Champions League, waana markii ugu horeysay uu sidaas sameenayo kaddib saddex xili ciyaareed uu Reds ku qaatay.

Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Champions League kaddib markii ay 2-0 ku garaaceen xalay kulankii Final-ka ahaa naadiga Tottenham.

Tababare Jurgen Klopp ayaa kaddib ku guuleysigooda tartanka Champions League wuxuu u sheegay shabakada caanka ah ee “BT SPORT” ee dalka England.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay wiilashan, waa qoyskeyga, wax badan ayay u soo dhibtoodeen aniga darteey, waxayna u qalmaan inay ku guuleystaan koobka in kabadan dadka kale”.

“Miyaad aragteen hada kahor koox dhibtooneysa hadana soo laabaneysa sida tanoo kale? Waa geesiyaal, waxay u dagaalameen sida ay ugu guuleysan lahaayeen tartanka, waxaan heysanaa ciyaaryahano cajiib ah, iyo goolhaaye wax walba ee adag fudeed ka dhigi kara”.

“Waa habeenkii ugu fiicnaa nolosheena dhamaanteen, waxaan ku guuleysanay tartan muhiim ah si aan horumar u sameyno iyo shaqadii adkeyd ee aan soo qabanay xili ciyaareedka oo dhan, sidoo kale milkiilayaashu wax cadaadis ah nama saarin xili ciyaareedka oo dhan”

Yeelkadeed waxaa xusid mudan in macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp uu ku guuldareystay laba jeer ee horey final tartanka Champions League, waana sanadkii 2013 uu ku sugnaa Borussia Dortmund oo ay la ciyaareen Bayern Munich iyo kii ahaa 2018 ee dhex maray kooxaha Real Madrid iyo Liverpool.

 

 

Sources Gool FM

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews