Siyaasi Baashe Call Jaamac Oo Ka Dayriyey Xaalada Dalka,Dhaliilo Culusna U Soo Jeediyey Xukuumadda Muuse Biixi
June 3, 2019 - Written by admin
Laascanood(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Call Jaamaca, oo ka mid Siyaasiyiinta Somaliland,kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani iyo Xukuumaddii hore Axmed Siillayana kana soo qabtay xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Biyaha ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku marayo,waxaanu xusay in Xukuumadda taladda dalka haysaa ay dhibaato dalka ka wado.
Wasiirkii hore Biyaha Siyaasi Bashe Call Jaamac oo oo warbaahinta kula hadlay magaaladda laas-caanood ayaa ugu horyn waxa uu ka hadlay munaasibada ciida.