berberatoday.com
Kenya Oo Mamnuucday in laga Kalluumaysto Soohdin Baddeedka u Dhexaysa Soomaaliya
June 4, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday,com)-Maamulka xeebta Waqooyiga Kenya ee Lamu, Mr. Joseph Kanyiri ayaa sheegay mamnuucida hawlaha kalluumaysiga ee soohdimaha badda ay la wadaagaan Soomaaliya loo qaaday sababo la xidhiidha walaac laga qabo dhinaca Ammaanka.

 

Mr. Joseph Kanyiri wuxuu sheegay in kalluumaysatada lagu qabto xeebaha kalluumaysiga laga mamnuucay in la xidhi doono.

Geesta kalena, ilo wareedyo uu helay Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa tibaaxay in deegaannada xeebta ee Kalluumaysiga laga joojiyey ay noqdeen goobo laga soo waarido Kootarabaanka iyo Maandooriyeyaasha.

Tallaabadani waxay ku soo beegantay iyadoo cilaaqaadka Kenya iyo Soomaaliya uu xumaaday isla markaasna ay taagan tahay dacwadii muranka badda ee labada waddan.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews