Dawladda Kenya Oo Soomaaliya Ugu Hanjabtay Aqoonsiga Somaliland
June 5, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa u fidinayso Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey xidhiidhka ay la wadaagtaa sii xoogaystay.
Hadalka Dowladda Kenya ee arrintan ku saabsan kaga bogo warbixinta uu muuqaalkan Hoose xambaarsan yahay