berberatoday.com
“Shirka Uu Buurmadow Ku Dhawaaqay Haduu Yahay Beelo Beelo U Shiraya Waa Xaaraan”.Cali Warancade”Daawo Muuqal
June 5, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumaadihii kala dambeeyay ee Somaliland ayaa ka hadley aragtidiisa ku aadan shirka ay ku baaqeen inay qabsanayaan beelaha dega bariga iyo galbeedka Burco.

Siyaasigu waxa uu sheegay in hadii uu shirkaasi dan u yahay Somaliland uu taageersan yahay, balse hadii aanu dan u ahayn qaranka Somaliland oo uu yahay beelo beelo u shiraya inuu ka soo horjeedo oo uu yahay shir xaaraan ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews