Booliska Hargeysa Oo Xabsiga Utaxaabay Haweenay Dhawaan Muuqaal Hanjabaada Udirtay Dawladaha Maraykanka Iraa,il
June 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-booliska Somaliland ayaa isniintii toddobaadkan xabsiga u taxaabey Nasiima Maxamed Nuur, oo shir jaraaid oo ay Hargeysa ku qabatay ugu hanjabtay dawladdaha Israa’iil iyo Mareykanka.