Khabiir Arimaha Siyaasada Somalida Iyo Geeska Afrika Filaaqeeya Oo Kenya Lagu Xidhay
June 6, 2019 - Written by admin
Dawladda Kenya Oo Xidhay Dr Bursaliid
Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo arrimaha siyaasadda ka faaloooda ayaa lagu xidhay magaalada Nairobi.