berberatoday.com
“Madaxwayne Sidii Bariga Sanaag Loo Waayay Yaan Madaarka Hargaysa Loo Waayin Ee Xilka Ka Qaad Mareeyaha Duulista ….” ….Xildhibaan Siciid Libaaxo”Daawo Muuqal
June 6, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha guurtidda somaliland ayaa eedo culus waxa uu u jeediyay maareeyaha duulista somaliland oo ku edeeyay inuu ku fashilmay shaqadii loo igmaday.

Xildhibaanka ayaa sheegay in madaarkii hargaysi u dhaw-yahay inuu xidho,waxaana uu madaxwayne muuse biixi ugu baaqay inuu talaabo ka qaado isaga oo eegaya danta somaliland oo ku jirta waxaana uu yidhi.

“Muuse biixi waxa uu madaarkii keenay oday aan waxba garanayn oo bari hore ka soo shaqayn jiray hawlaha diyaaraddaha haddana aan la socon xaqiiqadda jirta waxa uu ku soo kordhiyo daaye meeshiiba waxa ay u dhaw dahay in ay baabado,markaas waxaanu leenahay madaarkii wuu xidhmayaa waanu uu baaba’ayaa waana meeshii kali ahayd ee inagu xidhi lahayd caalamka.Sidaas ayaa uu yidhi isaga oo la hadlay eryal tv

Intaas waxa uu ku daray xildhibaan libaaxo oo hadalkiisa siiwataa.”Marbaa caadifad yar oo laab-lakaca sameeyoo waxa la joojiyay goo Homkii haddana wax yar ka dib waa lafuray taasi waxa ay sheegaysaa in ay jirto caqli xumo imikana si khaldan ayaa loo furay oo dadka dhib badani ka soo gaadhayso,macaa mida kale ninkaasi waa mid xidhan oo wacdiga iyo madaarka wax ka socdaba aan ogayn oo ay la yaabeen dadkii shaqaalah ee meesha joogay,waxaanan ka baqayaa in sida bariga sanaag loo waayay in madaarkiina loo waayo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in maareeyaha duulistu uu ku fashilmay xilkii loo igmaday waxaana uu madaxwayne muuse biixi ka codsaday inuu xilka ka qaado madaama oo madaarkii hargaysi u dhaw yahay inuu xidhmo.

“Madaxwayne ninkan meesha waa u garan waynee miyaad siisay shaqadii madaarku way istaagtay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews