Daawo Muuqalka”Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah Oo Sheegay In Ay Dhexdhexaadinayaan Khilaaf Ka Dhex Aloosan Xukuumada Iyo Boqor Buurmadow.
June 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan dalka imaaraadka ku dhexmaray siyaasiyiin reer Somaliland iyo boqor cismaan buur madow oo mudo ku sugnaa dalka emaraadka isalamarkaana maalmihii udanbeeyay khilaaf dhinaca warbaahinta ahi udhexeeyay xukuumada madaxwayne muuse biixi.
