berberatoday.com
Sarkaal Katirsanaa Ciidamada Booliska Xamar Oo Daruuf Adag Awgeed Isu Deldelay Naftana Iska Gooyay
June 7, 2019 - Written by admin

Muqdisho/Somaliya(Berberatoday.com)-Gaashaanle dhexe Cabdi Cali Seed, oo ka tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliya ayaa saaka isku daldalay Xerada Sheelare ee Degmada Xamar Jajab.

Sarkaalkan ayaa xadhig qoorta gashaday kadibna is dilay, ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in ay jireen daruufo lana aaminsan yahay in ay ku keentay in uu is dilo.

Dadka Deegaanka ayaa iskugu soo baxay goobta waxaana xilliga uu is dilayay uu xidhnaa Darajadiisa Gaashaanle Dhexeda ah.

Xigasho: Goobjoog.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews