Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Isku Badal Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaarada.
June 7, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Cabdi Maxamuud Caateeye Ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa wuxu isku badal ,xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay agaasime waaxeedyada wasaarada .
HALKAN KA AKHRI MAGACAABISTA WASIIRKA GAASHAANDHIGA;
