berberatoday.com
Ciyaaryahanka Mesut Özil Oo Xaflada Arooskiisa Awgeed Bixiyay Lacag Kun Caruura Oo Masaakiina Qaliino Kala Duwan Loogu Sameynayo Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Milxiis Unoqday
June 8, 2019 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Ciyaarhanka Mesut Özil xaflada Arooskiisa awgeed Wuxuu bixiyey lacag qaliino loogu samayn doono Kun caruur ah oo caawin u baahan waxaana uu lacagtaas mariyey Hay’ada tabarucaada BigShoe oo la shaqeysaa dhakhaatiirta Jarmalka iyo Switzerland waxaana ay qaliino muhiim ah ku sameeyaan caruurta daafaha dunida ku nool oo dhan.

Xidigaan oo ah nin islam ah wuxuu sheegay in uu jeclaan lahaa in ay jiraan caruur intaas ka badan oo baahidaas qaba si uu u caawiyo isagoo tilmamay in uu ku faraxsan yahay in uu aroosto isagoo wax haysta oo sadaqo la bixi kara 

Sidoo kale Waxa Xusid Mudan in Ciyaaryahanka Mesut Ozil uu calmaday Amine Gulse oo degan magaaladan Gothenburg ee Sweden kana soo jeeda dhalasho ahaan dalkaTurkiga arooskiisana waxaa malxiis ka noqday Madaxweyne Dalka Turkiga Rajap Tayib Erdogen.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews