Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Soomaaliya Ee Ahaa Inay Kenya U Ogolaatay Inay Xafiis Ka Furato Hargeysa
June 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamaantay si adagna uga hadashay hadalo ka soo kala yeedhay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya Axmed Cawad oo sheegay inay Soomaaliya u ogolaatay dawladda Kenya inay xafiis ka furato Hargeysa.