berberatoday.com
Xulka Portugal Oo Ku Guuleystay Koobka UEFA Nations League Kaddib Markii Ay Ka Adkaadeen Netherlands
June 10, 2019 - Written by admin

Athens(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Portugal ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, wuxuuna noqday xulkii ugu horeeyay ee ku guuleysta koobkan, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaadeen dhigooda Netherlands.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbaro 0-0 ah.

Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada xul qaran ee Portugal iyo Netherlands ayaa waxay halkooda ka sii wadeen sameynta fursadaha ay ku doonayeen inay goolal ku dhaliyaan.

Daqiiqadii 60-aad xiddiga lagu magacaabo Goncalo Guedes ayaa hogaanka u dhiibay xulkiisa qaranka Portugal kaddib caawin uu ka helay saaxiibkiis Bernardo Silva, wuxuuna ciyaarta ka dhigay 1-0.

Ugu dambeyntii marti galiyaasha tartankan ee xulka qaranka Portugal ayaa guul kaga gaaray dhigooda Netherlands 1-0, waxayna gacanta ku dhigeen koobka UEFA Nations League, iyagoo noqday xulkii ugu horeeyay ee ku guuleysta koobkan oo markii ugu horeysay la bilaabay sanadkan.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews