Dhalinyaradii Dhamaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranku Oo Qayb Ka Noqon Doona Ilaalada Imtixaanka Shahaadiga Ah
June 12, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa sheegay in dhalinyaradi dhamaysatay barmaamijka shaqo qaran ay ilaalin doonaan ardayda ufadhiisanaysa imtixaana shahaadiga ah oo dalka ka bilaabi doona maalinta sabtida ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan