Kenya Oo Ugu Danbayntii Ku Dhawaaqday Inay Xidhay Xuduudka Ay Somaliya La Leedahay
June 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay xidhay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Ismamaulka Lamu, waxayna sheegtay in aanay jirin cid ka soo gudbi karta xadka Kayuunga iyo Raaskaambooni.