Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland, ayaa cabasho ka muujiyey xuquuqdooda shaqaale rasmi ah ay ku noqon lahaayeen iyo inay helaan mushaharka ay muddada sugayeen inta ay ka hawlgalayeen waaxyaha kala duwan ee wasaaraddaas.