Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Abwaan Saxardiid Maxamud Jabiye Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
June 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka