berberatoday.com
Ciidamada Milateriga Somaliland Ee Sanaag oo Gacanta Ku Soo Dhigay 3 Askari oo Dil U Gaystay Nin Ganacsade Ah.
June 19, 2019 - Written by admin

Sanaag(Berberatoday.com)-Ciidamada Milateriga Somaliland ee gobolka Sanaag, ayaa gacanta ku soo dhigay sadex askari oo deegaanka Goof ee koonfurma magaalada Ceerigaabo ay ku dileen nin Ganacsade ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdilaahi Abshir Diiriye, Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Milateriga Somaliland ee gobolka Sanaag.

Dhinaca kale, Siyaasi Cali Baashe oo ka soo jeeda deegaanka ayaa Taliska Ciidamada Milateriga Somaliland iyo Madax-dhaqameedka gobolkaa Sanaag ku bogaadiyay soo qabashada Askartan.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews