Daawo Muuqalka”Gabayga“Gurac” Oo ka Hadlaysa Xukunka Madaxwayne Biixi Iyo ficilada Isku Eeg Ee Wasiirka Arimaha Gudaha!Waxa Curiyay Cali Axmed Kooshin
June 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Abwaan Cali Axmed Kooshin oo kamida Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani kana soo jeeda Gobolka Saaxil ayaa tiriyay Gabay uu kaga hadlayo hogaaminta Madaxwayne Biixi Cabdi iyo ficilada xidhiidhsan ee saaxiibkiisa Arimaha gudaha Maxakmed Kaahin Axmed.
Sidoo kale maansada ayaa ka hadlaysa loolankii siyaasadeed ee saraakiishii SNM ee ay madaxwayne Muuse Biixi isku kooxda ahaayeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Gabayga Uu Tiriyay Siyaasi Cali Axmed Kooshin