Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo Qabqabtay Doonyo Sharci Daro Kaga Kaluumaysanaayay Biyaha Bada Somaliland
June 20, 2019 - Written by admin
Seylac(Berberatoday.com)-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa gacanta ku dhiggay Doon iyo saddex Laash oo ay sheegeen in ay si sharcidarro ah uga Kalluumaysanayeen xeebaha Saylac.
Sidoo kale 12 qof oo watay gaadiidkaa ayaa la qabtay.
Kalluumaysatadan ayaa u dhashay waddanka Yemen.
Ciidamada ayaa hawlgalka sameeyay habeenimadii xalay.
