berberatoday.com
Maydka Abwaan Maxamud Cabdillahi(Singub) Oo Jigjiga Laga Dajiyay Isagoo Calanka Dawlada Itoobiya La Huwiyay
June 21, 2019 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday,com)-Waxaa magaalada Jigjiga gaaray maydka Abwaan Maxamed Cabdullaahi Singub, oo miisaan culus ku lahaa fanka iyo Suugaanta Soomaaliga, sida uu ku soo warramayo wariyaha BBC-da ee magaalda Jigjida Cabdinaasir Xikam.

Abwaanka Allaha u naxariistee wuxuu talaadadii ku naf baxay magaalada Addis Ababa.

Ciidammada baambeyda ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa soo galbiyay maydka, waxaana garoonka ku sugnaa madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar iyo masuuliyiin kale oo badan.

Waxaa lagu wadaa in abwaanka la aaso salaadda Jimcaha ka dib, sida ay BBC-da u sheegeen guddiga qabanqaabada aaska.

Waxa xusid mudan in Maydka Alle Ha Unaxariiste Abwanan Maxamud Cabdillahi Singu La Huwiyay Calanka dawlada Federaalka Itoobiya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews