Ururo Udooda Xuquuqda Duurjoogta Somaliland Oo Dacwad Ku Oogaya Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Deegaanka Iyo Duurjoogta
June 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururada SWS iyo SAPO oo ah Ururo u dooda duurjoogta iyo degaanka Ayaa sheegay inay dacwad ka dhan ah wasaarada degaanka u gudbinayaan maxkamada Sare ee Somaaliland Mahad Faarax Claahi oo ah Gudoomiyaha ururka Sapo iyo Cabdi Cali oo ah gudoomiyaha Sws ayaa saaka iyaga oo ku sugan afaafka hore ee maxkamada Sare ayaa wadajir u sheegay inay wasaarada ku dacwaynayaan sided 8 harimcad oo ay iibinayso ama dalka ka dhoofinayso wasaarada degaanku,