berberatoday.com
Af Ganbi Dhicisoobey Oo Dalka Itoobiya Ka Dhacay Iyo Taliyihii Ciidamada Oo La Dilay
June 23, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya ayaa sheegaya in gobolka Amxaarada ee dalkaasi uu shalay gelinkii dambe ka dhacay inqilaab fashilmay oo la doonayay in lagula wareego xukunka maamulka gobolkaasi.

Ra’iisalwasaare Abiy Axmed ayaa dhanka kale shaaciyay in la toogtay taliyaha ciidamada xoogga dalkaasi ka dib rabshadahaasi ka dhacay gobolka Amxaarada ee woqooyiga Itoobiya.

Dalkaasi Itoobiya ayaa waxaa in dhawaale ka dhacayay rabshado u dhaxeeya qowmiyadaha dega dalkaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/z9lPTt-o-No

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews