Waa Kuma Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Badhan?
June 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay guddoomiyaha gobolka Badhan u magacaabay Maxamed Xaamud Cumar kadib markii dhawaan badhasaabkii gobolkaasi Cali Xuseen Cali-somali banneeyay jagadaasi isaga oo u diga rogtay dhanka Puntland.