Daawo Muuqalka”Maalgashadayaal Ka Socda Dalka Ciraaq Oo Booqasho Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale.
June 24, 2019 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Ganacsato maalgashadayaal ah oo udhashay dalka ciraaq oo Somaliland socdaal ku joogay ayaa maanta booqasho ku tagay gobolka gabiley gaar ahaan magaalo ganacsiyeedka Tog wajaale iyaga oo kormeer indho idhayn ah kusoo maray mashruuca banka wajaale ee xiligan xukuumadu maamusho.
