berberatoday.com
Shirkii Maanta Loo Balansanaa Inay Somaliland Iyo Somaliya Nairobi Ku Yeeshaan Oo Dawlada Xamar Qaadacday
June 25, 2019 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Wafdiga Somaliland ayaa maanta ku keliyeystay shirka Nairobi kadib markii Soomaaliya qaadacday.

Wakiilka Somaliland ee Kenya Baashe Cawil ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in dawladda federaalka Soomaaliya aanay ka qayb-qaadan fursadaha lagu sii wadayo wadahadalada

Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Fuursade ayaa sheegay in aanay ka qayb-galayn kulan maanta lagu wado in uu ka qabsoomo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo ku saabsan wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.

Kulanka ay ka baaqsadeen mas’uuliyiintan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay xarunta Centre for Humanitarian Dialogue (HD).

Mas’uuliyiinta Somaliland ee kulankan ka qayb-galaya ayaa iyagu xilli hore oo toddobaadkan ah sii tagey magaalada Nairobi, waxaana ka mid ah weftiga Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda Yaasiin Maxamuud Faratoon iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada Maxamed Cabdi Rodol.

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews