berberatoday.com
“Waxa Noo Farxad Ah Inay Maxkamadda Somaliland Naga Qabato Dacwad Ka Dhan Ah Wasaaradda Deegaanka”Mahad Faarax Gudoomiyaha Urur Udooda Xuquuqda Duurjoogta Iyo Deegaanka
June 25, 2019 - Written by admin

Waxa Noo Farxad Ah in Ay Maxkamadda Somaliland Naga Qabato Dacwad Ka Dhan Ah Wasaaradda Deegaanka Oo Dalka Ka Dhoofinaysa 8-Hareemocad Waxaanu Mar kale Taageero la barbartaaganahay Go’aankii Madaxweynaha Somaliland MD: Muuse Biixi Cabdi ,Ku Joojiyay Ganacsiga iyo Dhoofinta Duur-joogta Qarsoodiga Ahayd, iyadoo uu jiray Xeer Mamnuucaya Laakiin Hoosta Laga waday.
Waxaanu Sidoo kale Taageero-buuxda u haynaa Xukunadda Ay Maxamadda Somaliland Ku Rido Kooxaha Ka Ganacsada Duur-joogta ee Dalka ka Dhoofiya.
Waxaananu Bogaadinaynaa Talaabooyinka ay Ciidamadda Qaranku ka Qaadaan Raga Caadaystay Dabar-goynta Duur-joogta ee Dalka ka Saara ,gaar’ahaan (Hareemocadka) oo ku dhow Dabar-Go.

Intaasi ka dib anagoo kala ah Labada Urur ee SAPO iyo SWS ee ka shaqeeya ilaalinta Duur-joogta Somaliland ,Waxa noo farxad ah in ay Maxkamadda Somaliland naga qabato Dacwad aanu ku oogayno Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo si sharci-daro ah dalka uga dhoofinaysa 8-Hareemocad oo lagu soo qabqabtay dad shicib ah oo dalka ka dhoofinaayay kuwaasi oo ay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Ku Riday Xukuno, iskugu jira Xadhig ,Ganaax Lacageed iyo Hantidoodii oo lala wareegay.
Iyadoo 30-Hareemocad oo dadkan lagu qabtayna Maxkamadu si Amaano ah Wasaaradda Deegaanka Ugu Wareejisay ,kuwaasi oo ay 8-Ka mid ah Wasiirka Deegaanka iyo qaar ka mid ah agaasimayaasheedu Go’aansadeen in ay Si Tuuganimo ah ugu wareejiyaan Urur la yidhaado (ASPINALL FOUNDATION) oo dalka debediisa ku leh Xeryo Xayawaanka lagu daawado(ZOO) .

Waxa Xusid mudan ,Waxay Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka Somaliland Jabiyeen Xeerka Duur-joogta Somaliland Qodobkiisa 19-Aad iyo 2-Aad ,kuwaasi oo Gabi’ahaanba Mamnuucaaya Dhoofinta Duur-joogta iyo Ganacsigeedaba ,waxaaney ka Door-bideen Hantidaa Qaranka ,Shilimaan ay Bixisay (ASPINALL FOUNDATION).

Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa wada Qorshe ay dib ugu bilaabayso Ganacsigii Duur-joogta lagu Dhoofin-jiray iyo Kii Xaalufinta Dhirta oo Badidiisii istaagay Mudadii Madaxweyne Muuse Biixi taladda Somaliland hayay ,taasi oo sababtay in deegaankii iyo Duur-joogtii Nastaan.

Geesta kale Beesha Caalamka ayaa Maxkamadda Somaliland ku majeertay Go’aankii Cadaa ee ay ka qaateen Kooxihii Hareemacadyaddan Hargeysa Lagu Xanaaneeyo Dalka Ka Dhoofinaayay.
Xayawaankan ayaa ku nool Aqal Hargeysa ku yaala halkaasi oo ay Daryeelkooda ku haystaan.

By Mahad Faarax
Hargeysa Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews