Xukumada Somaliland Oo Deegamadeeda Ka Mabnuucday In Laga Daawado Telefishanka Dawlada Xamar
June 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV.
Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada in ay TVga Qaranka Soomaaliya ka saaraan khadkooda.

Berberatoday.com