“Waxaan Ku Khasaarinaa Nafta Askarteena Si Aan U Taageerno Dowladda Daciifka Ah Ee Soomaaliya” Xildhibaan Moses
June 27, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Xildhibaan caan ah oo ka tirsan xisbiga Jubilee ee talada haya, aadna ugu dhow madaxweynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa, oo lagu magacaabo Moses Kuria ayaa soo jeediyay in Soomaaliya laga qaado tallaabooyin adag.
“Waxaan ku qasaarinaa nafta askarteena si aan u taageerno dowladda daciifka ah ee Soomaaliya” ayuu yidhi xildhibaan Moses oo bartiisa Facebook soo dhigay qoraal dheer.