Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliya Ee Fashilmay Iyo Go’aanka Sucuudiga Ee Dhoofka Xoolaha
June 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), oo ah Guddoomiyihii ugu horeeyey Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ka halay ayaa ka hadlay dhoofka xoolaha Somaliland iyo go’aanka uu Sucuudigu ka qaatay, waxaa kale oo uu ka hadlay sannad guurada 59aad ee maalinta 26-june, oo ah maalinta ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Ingiriiska, 1960.
Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) oo qoraal uu arimahan ka hadlaya oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga wuxuu u dhignaa sidan