berberatoday.com
Madaxweynaha Tunisiya Oo Isbitaal La Dhigay
June 29, 2019 - Written by admin

Tunis(Berberatoday.com)-Lataliyaha Madaxweynaha Tunisiya ayaa sheegey inaysan muuqan halis ah marnaasho awooded, kadib markii madaxweynaha dalkaasi Beji Qa’id Al Sebsi isbitaal loola cararay.

Noureddine Ben Ticha, ayaa u sheegey idaacadda Express FM in xaaladda madaxweynuhu ay deggaan tahay.

Al Sebsi oo ah 92 ayaa loola orday isbitaal Khamiistii, kadib markii xanuun deg deg ah uu ku soo booday.

Isla maalinkaas, waxa dalkaasi ka dhacay laba weerar oo ismiidaamin ahaa oo lagu dilay askari ka tirsanaa booliska, laguna dhaawacay tiro kale, gudaha magaalada Tunis.

Weeraradaasi ayaa waxa sheegtey kooxda isku magacowdey dowladda Islaamiga ah.

 

 

 

Berberatoday,com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews