berberatoday.com
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Oo Magacaabay Taliyaha Guud Ee Ciidamada Milateriga
June 29, 2019 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay magacaabidda saraakiisha sar sare ee ciidamada milliteriga.

Sidaa darteed, Ra”iisal wasaaruhu wuxuu magacaabay Adem Mohammed oo ah Taliyaha Ciidamada Difaaca Qaranka.

General Adem ayaa badalay General Seare Mekonnen, oo uu dilay ninka ilaaliyaha ah Sabtidii lasoo dhaafay, June 22, 2019.

General Adem wuxuu ahaa Agaasimaha Guud ee Sirdoonka Qaranka iyo Adeegyada Ammaanka (NISS).

Sidoo kale, waxaa Taliyaha Guud ee ciidanka loo magacaabay Mola Hailemariam.

Ra’iisal Wasaaruhu wuxuu sidoo kale magacaabay Agaasimaha Guud ee NISS, Demelash Gebremichael.

https://fanabc.com/english/2019/06/pm-dr-abiy-appoints-three-top-military-officers/

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews