berberatoday.com
Allah Ha Unaxariisto Marxuum Xildhibaan Xaaji Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl)Oo Dalka Malaysia Ku Geeriyooday
June 30, 2019 - Written by admin

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Qabrigiisa Ha Uwaasiciyo Janatul Fardawsana Ha Geeyo Marxuum Xaaji Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl)Oo Dalka Malaysia Ku Geeriyooday Halkaasoo Mudooyinkii Danbe Uu Ujoogay Daaweyn Caafimaad.

Marxuum Cawl Waxa Uu Kamid Ahaa Ganacsatada Somaliland Mudo Dheer Waxa Kaloo uu Kamid Ahaa Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera Kuwa Hadda Jooga Iyo Kuwii Horeba Waxaanu Ahaa Oday Ay Reer Saaxil Iyo Somalilandba Tabi Doonaan Oo Samo Talisa Deeq Iyo Dadnimona Caan Ku Ahaa 
Allah Unaxariisto Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo Qoyskiisii Qaranka Somaliland Iyo Shacabka Reer Saaxil Ee Uu Sida Gaarka Ah Uga Baxay Marxuumku.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews