General Khalifa Haftar Oo Turkiga U Hanjabay
June 30, 2019 - Written by admin
Tripoli(Berberatoday.com)-General Khalifa Haftar oo maleeshiyaad daacad u ah ay ka dagaallamaan Libya ayaa ku goodiyay inuu weerari doono danaha Turkiga ee Libya, ka dib markii dib u dhac weyn uu kala kulmay dadaalkii uugu jiray inuu ku qabsado caasimadda dalkaasi ee Tripoli.
General Xaftar ayaa ku eedeeyay xukumadda Ankara inay taageero u fidisay kuwa ka soo horjeeda.