”Ciro Iyo Muuse Quraan Saar Ayey U Baahan Yahiin..” Fayal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
July 1, 2019 - Written by admin
” Berigaan isu tanaasuli jirnay Cirro iyo Muuse ayaan talada goyn jirin” Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan xalay dhex maray madaxda xisbiyada iyo madaxweynaha Somaliland .
Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in kulankaasi ku soo dhamaadey natiijo la,aan isla markaana sababta xal loo gaadhi waayey ay tahay Madaxweyne Muuse Biixi iyo gudoomiye Ciro oo aan wax tanaasul ah isku sameyneen