berberatoday.com
Muwaadin Udooda Xuquuqda Duurjoogta Iyo Deegaanka Oo Wasaarada Deegaanka Xabsiga Utaxaabtay Iyo Sababta Xadhigiisa
July 1, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada degaanka ayaa saaka xidhay Cabdi Cali Gadhle oo ah muwaadin u dooda xuquuqda xayaawaanka iyo degaanka,waxaana muwaadinkan lagu xidhay xarunta CID da,xadhiga muwaadinkan ayaa ka danbaysay ka dib markii uu,dhawaan warbaahinta la hadlay isagoona sheegay inay Wasaarada degaanku rarayso harim cado hore dad loogu xidhay isla Markaana uu dacwad ka gudbiyay wasaarada.
Cabdi Cali ayaa saaka laga qabtay reer ilaalinta waxaana Isla markiiba loo gudbiyay xarunta CID da,wararku waxay sheegayaan in dacwadii uu muwaadinkani doonayay inuu hore uga gudbiyo wasaarada laga qabanwayay,taas bedelkeedana isaga la xidhay.

 

 

Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews