Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Oo Soo Jeediyay In La Kala Diro Goleyaasha Deegaanka Dalka H
July 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta Somaaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay inuu kala diro goleyaasha deegaanka dalka oo ay tilmaameen inuu wakhtigoodu dhamaaday.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka