berberatoday.com
Xukuumadda Oo Isugu Yeedhay 15 Hay’addood Si Loo Caawiyo Dadkii Laga Raray Xaafada 150-ka
July 2, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan maanta ka qabsoomay xarunta Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland  oo ay isugu yimaadeen guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland, Maayirka Caasimada Hargeysa, Wasiir ku xigeenka amniga, Badhasaab ku xigeenka gobolka Maroodi Jeex iyo masuuliyiin ka kala socota 15 Hay’addood, ayaa waxa lagaga wadahadley sidii loo caawin lahaa Qoysasskii laga raray xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa.

Dawlada hoose oo ku hawlan dhismaha wadada 15oka ayaa boqolaal qoyska ka rartay kuwaasi oo dhex deganaa wadada

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews