Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa dhaliilo culus u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka Somaliland oo uu sheegay inuu wakhtigoodu dhamaaday islamarkaana ay mudo dhaaf yihiin.
Sidoo kale, Cabdiraxmaan Yuusuf Duucaale Boobe ayaa ka hadley khilaafka cakiran ee u dhexeeya Xisbiyada qaranka Somaliland ee ku aadan qabsoomida Doorashooyinka dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Berberatoday.com