Golaha Guurtida Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbiyey Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Sababta
July 4, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah shir gudoonka golaha wakiilada u gudbiyey maxkamadda dasturiga ah
Golaha ayaa ka cabanaya in xeerar la gudbiyay oo uu madaxweynuhuna saxiixay, iyadoo aan la marsiin nidaamkii sharciga ahaa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/y2rgNf39NYg
Berberatoday.com