berberatoday.com
Libiya”Muhaajiriin Gaajo Ugu Geeriyooday Hangar Ay Bilo Ku Xidhnaayeen
July 4, 2019 - Written by admin

Tripoli(Berberatoday.com)-In ka badan 20 Muhaajiriin ah ayaa u Geeriyooday Gaajo iyo Harraad, ka dib markii dhowr bilood lagu haystay Saxaraha galbeed ee Liibiya.

Inta ka bedbaadday dhibaatada taalla Saxaraha Liibiya ayaa Hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay inay iska indho-tireen intay dhacayeen dhibaatooyinka ku qabsaday Saxaraha Liibiya, wax qabashadooduna soo daahday.

LIIBIYA: 20 Muhaajiriin Ah Oo Gaajo Ugu Geeriyooday Hangar Ay Bilo Ku xeraysnaayeen

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Dadka geeriooday lagu hayey Hangar ama hool uu buux-dhaafiyey Qashin, Gooryaanka Nadaafad-darrada ka dhasha, kulayl darana uu halkaa ka dhacayey, kaasi oo ciqaabayey Dadka Muhaajiriinta ah.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qoxootiga ee Magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa eedaymahaasi iska fogaysey.

Dadka Geeriyooday ayaa dhibaatada Gaajada, Harraadka iyo Kulaylka halkaa ka jira ka sakow u geeriyooday ciqaab joogto ah oo lagu hayey, halka qaarkoodna xanuunsadeen.

Dadka Geeriyooday oo Kiristaan ahaa awgeed, weli lama aasin, maaddaama buu warku sheegay aanay jirin Xabaalo loogu talo-galay Dadka Kiristaanka ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews