berberatoday.com
“Somaliland Waxanu Aragnaa Dal Madax Banaan Intastoo Weli Aan La Aqoonsan Laakiin Waxan La Samaynaynaa Xidhiidh Fiican”Wasiirka Arimaha Debeda Giunea Mamadi Toure
July 5, 2019 - Written by admin

Conakery(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta Maamulka Somaliya ku sheegtay inay xidhiidhka u jareen

Wasiir Mamadi Toure oo u waramayay Radio dalka Guinea ayaa ku tilmaamay wax lagu Qoslo go,aanka ka soo baxay Maamulka Somalia Anagu ma nihin la haystayaal Guinea waa Dal Xora Aduunka Wadan Walba waan la xidhiidhaynaa Cidna kama amar qaadaynayno

Somaliland waxan u aragnaa Dal madax banaan intastoo wali aan la aqoonsan lkn waxan la samaynaynaa Xidhiidh fiican taasna wax aan qarinayno Maha Somalia anaga Waxba nagama dhexeyaan safaradna Kuma lihin Xidhiidhka ay shegayaan iyagaa la waydiin Ciday Xidhiidh la leeyihin.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews